Madaxweyne Qoorqoor oo kormeeray talisyada ciidamada Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinayay wasiiro ka tirsan xukuumadda Galmudug, saraakiisha ciidamada qalabka sida, gudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo maamulka degmada Dhuusamarreeb. Madaxweynaha oo la hadlayay ciidamada qalabka sida ayaa ku bogaadiyay guulihii dhawaan ay kasoo hoyeen … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo kormeeray talisyada ciidamada Galmudug (Sawirro)